Kadib guul laga gaaray wadahadaladii dhanka amniga ee shalay dhexmaraya Madaxda amniga Madaxwayne Farmaajo, shanta maamul goboleed iyo Amisom, ayaa waxaa maanta shir lagu sheegay in uu hordhac u yahay kan rasmiga ah uu dhexmarayaan Madaxda dawladda Maamul goboleedyada iyo goboka banaadir.

Amaanka goobta waxaa sugaya ciidamada Amisom, iyada oo ay gudaha Teendhadana joogaan security ga Madaxwaynaha iyo Maamul goboleedyada.

Goobjoogayaal ku sugan Teendhada shirku ka socda ayaa ii xaqiijiyay in aanay jiray wax ciidan labisan ah oo lagu arkayo gudaha teendhada, halka Ciidamada Amisom lagu arkayo hareeraha goobta shirku ka socdo.

Wixii warqr dheeraad ah halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here