Kumanaan kun oo qof oo reer Scotland ah ayaa sameeyey dibadbax ay ku muujinayaan in ay doonayaan in ay ka baxaan Booqortooyada Britain.

Dhinaca kalena, wasiirada koowaad ee mandaqadda Scotland oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ay wax badani isbedeleen.

Sidoo kale waxay sheegtay  tan iyo wixii ka danbeeyey markii aftida dadka gobolkaas laga qaadey sannadkii 2004-tii, oo ay markaas ay u codeeyeen in ay qayb kasii ahaadaan Britain.

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here