La taliyaha Madaxweeynaha Soomaliya Dhanka Amniga Xuseen Macalin ayaa sheegay in Hub laga raray Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho loona raray qabaailada Kacdoonka ka dhanka ah Alshabaab ka wado Gobolada Dalka ay bixin Hubkaasi Dowlada Somaliya soona iibsadeen Qabaailada

Warkaa oo u muuqda mid sharaf dhac ku ah Dowladnimada Soomaliya madaama uu qiray hub intaa la eg magaalada Muqdisho lagu iibiyo Suuqyada

Hubka ayaa lagu qaaday Diyaarad weyn waxaana bixiyey Dowlada Soomaliya sida wararka runtaa ah ka imanaayo masuuliyiinta ku sheegeen in kastoo lataliyaha Amniga uu dafiray bixinta hubkaasi ee dhanka Dowlada

Si kastaba ha ahatee Dagaalka lagula Jira Alshabaab ayaa u muuqda mid ay ka gaabisay Dowlada Somaliya madaama laga heyn taakulo saanad iyo mid dhaqaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here