LABADA SHISHEEYE SHUKAANSIGOODA WAXA UU KA DOORTAY KU KALSOONAANTA AWOODA SHACABKA SOOMAALIYEED

0

Emaaraat & Qatar, waa laba dal oo Carbeed oo Saamayn Ku leh doorasho walba oo soomaaliya ka dhacda, Shacabka Soomaaliyeedna kuma Qanacsana Faragalinta Labadaas dal, hadana waxay kuu sheegayaan in musharixiinta u qaybsamaan laba Koox, ku waasoo ku kala xiran labadaas dowladood,

Khayre Dorraad waxa uu diiday Saamaynta Emaaratka ku lahayd siyaasadda soomaaliya, waxa uuna la galay Dagaal diplomaasiyadeed sababay in Emaaraatka Faraha ka laabato Faragalinta Siyaasadda Soomaaliya,

Shalayna Waxa uu diiday Damaca “Qatar” ahaa Afduubka Doorashada soomaaliya, halkaasna waxa uu ku yeeshay laba cadow oo Faragalin ku haya Xasiloonida Soomaaliya & Dowlad wanaageeda, Cidda uu u hiiliyay kana sugaayo hiilo waa shacabka soomaaliyeed & inta neceb faragalinta wadamada shisheeye ku hayaan soomaaliya,

Waa mid ka mid ah siyaasiyiinta fara ku tiriska ah ee aamnisan awoodda shacabka soomaaliyeed, sida uu marar badan fagaarayaasha uga cadeeyay, in cidda kaliya ee uu sharaf ka raadinayo ay tahay shacabka soomaaliyeed, hadaba shacabka soomaaliyeed sow lama joogo maalintii aan u hiilin lahayn halyayga noo hiiliyay ?

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here