Lacagta Jabaan ee yen-ka ayaa gaartay heerkeedii ugu hooseeyey marka loo eego Doolarka tan iyo 1998dii,
Arrintan ayaa keentay cabsi ah in lacagta sii wiiqmeysa ay waxyeeli karto dhaqaalaha dalkaas.
Farqiga u dhaxeya Doolarka iyo Yen-ka ayaa si degdeg ah u sii ballaaranaya , taas oo ay sabab u tahay keydka lacagaha Federaalka Mareykanka oo si aad ah kor ugu qaadaya dulsaarka si ay wax uga qabtaan sicir bararka iyo isbedbedelka qiimaha lacagaha .
Office Nairobi Kenya