Loge Yuusuf Cali oo dhacay Shacab Soomaliyeed kana dhacay Hanti Badan oo loogu Baaqay Boliiska Soomaliland in ay qabtaan

0

Loge Yusuf cali oo horay lacago Badan uga soo dhacay Shacab ku Nool magaalada Muqdiisho uguna sheekeeyey in uu masuul ka yahay Shirkad lacagta Sarifta ee Suuqa wareego

Muwadinkaan ayaa dhacay lacag aad u tira badan isagoona sida la sheegay u baxsday Dhulka Soomaaliland Caasimadiisa Hargeysa

Loge ayaa lacag ku Bixinaya in fecbooga dadka u doodayo Dadka lacagta laga dhacay lagu looga Been Abuurta sida ka muuqatay codsi ah oo laga Duubay shaqsiyaad magac ku leh Baraha Bulshada ,si dadka Lacagta ka maqan tahay loogu Been Abuurta lacagtoodana uu haayo Saadiq Joon oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya

Sawirkaan waa Shaqsi lacagta dhacay oo Baabuur qalai ku wato Soomaliland

Shacabka uu Lacagta ka dhacay ayaa hada u socda Hargeysa si ay Dacwad ugi soo Oogaan Mudane Loge Yuusuf Cali oo Malaayiin Doolar ka dhacay magaalada Muqdiaho

Fecbuugiisa iyo magaciisa beenta ah

Hadaba maxaa la gudboon Boliiska Soomaliland Gacanta in ay ku soo dhigaan shaqsigaas dhacay Hantida Shacabka Soomaliyeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here