Maalinta Bari oo la dhameystari Doono 30 Rabadaan

0

#Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay bisha soon fur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo sabti ah la dhameestirayo bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Axad.

Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go’aamisay in beri oo sabti ah la dhameestirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in maalinta ciida ay noqoneyso Axad.

Waxaa sidoo kale shaaciyay in beri aysan ciid aheyn oo ramadaan la dhameestirayo wadamo kale ay kamid yihiin Qadar, Turkiga, Malaysisa , halka wadamo kalana wali baadi goob ugu jiraan bisha .

Dowlada Soomaaliya ayaan wali go’aan kasoo saarin in beri la dhameestirayo ramadaan iyo in kale, inkastoo Wasaarada owqaafta iyo arimaha diinta sheegtay si hadal ay la dhameestirayo 30 Ramadaan laakin wali bayaan sooma saarin…..

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here