Maamulka gobalka Banaadir, maanta waxay sheegeen sida warbaahinta dawladdu tabisay in ay dawladda Talyaaniga ay u baahatay dhulka Kaasa Italia, ee kuyaala degmada Xamar-weyne oo maalmihii lasoo dhaafay dad laga kicinayay.

2-dii May, waxaan ogaanay in Madaxweyne Xassan Sheekh, u xilsaaray arrimaha xaraashka dhulalkan iyo kuwa kale oo kuyaala Talyaaniga oo ay leedahay DF Soomaaliya, xubno kale duwan oo ay qaraabo dhaw yihiin.

Advertisement

Dhulka Muqdisho, waxaa galkiisa lagu wareejiyey ganacsato aad ugu dhaw Madaxweynaha, oo la aaminsan yahay in ay ahaayaan hantida ganacsi ee Xassan Sheekh iyo Ganacsade xiligii ole-olaha dhaqaale ku taageeray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here