Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka, mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa xilka u kula wareejiyay Mareeyihii hore Xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega ah Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

 

Cabdifataax Cabdi Nuur iyo Maareeyaha cusub ee Xarunta mudane Cabdiqaadir Faarax ayaa xilkii ku kala wareegay.

 

Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa Mareeyihii hore ee Xarunta Qaran ee Gurmadka degdega ah Mudane Cabdifataax Cabdi Nuur uga mahadceliyay shaqadii wanaagsaneyd ee uu usoo qabtay Qaranka, isagoo Maareeyaha cusubna u rajeeyey in alle shaqada u fududeeyo.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here