Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu halkaas gaaray Madaxa Ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir.

 

Wararka ayaa sheegaya in shaakir Halkaas ay ku soo dhaweeyeen shacab aad u badan, waxaana ka soo baxaya warar kala Duwan safarkiisa.

 

Sidoo kale Dib ugu laabashada Guriceel ee shaakir ayaa ku soo aadaysa kadib maerkii Ciidamo ka socda Ahlusuna la wareegeen Guriceel  shalay dagaal la’aan.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here