Madaxwayne Qoorqoor oo wajahaya caqabadihii ugu cuslaa inta uu xafiiska joogay

Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socdo kulamo looga soo horjeedo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, waxaana kulamadaan wado Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana laga soo doortay Galmudug.

Sidoo kale kulamadaan waxaa qeyb ka ah siyaasiin xilal kala duwan ka soo qabtay dalka iyo Galmudug waxaana Madaxweyne Qoor-Qoor hordhigay laba arin oo ah, inuu ka laabta guddigii uu magacaabay oo u badan NISA iyo inuu wajaho mucaarado badan iyo Mooshin xil ka qaadis ah.

dhanka kale wararka laga helayo Sama-reeb ayaa sheegaya in 25 xildhibaan ay saxiixen mooshin kadhan ah Madaxwayne qoorqor

Qoor-Qoor ayaa waayay dhinac muhiim ah oo miisaan culus ku dhax leh Galmudug, kuwaas oo abuuri kara qal qal kursigiisa ah waxaana socdo kulamo kala duwan oo ku saabsan sidii laga yeeli lahaa guddigii uu dhowaan magacaabay ee heer dowlad gobaleed.

Wariye Maxaed Rooraaye

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here