Madaxweynaha DG KGS Lafta Gareen iyo Dhiggiisa Hir-Shabeelle Waare  oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS  Mursal

0

Xili magaalada Muqdisho ay maalmihii la soo dhaafay kulamo siyaasadeed ka Wadeen Mdaxada maamul Goboleedyada oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Muqdisho, ayaa waxaa Madaxweynaha DG KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Dhiggiisa Hir-Shabeelle maxamed Cabdi Waare ay la kulmeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Waare iyo Lafta gareen waxa ay mursal kala hadleen Arrimaha Siyaaddda si gaar ah Doorashada, wada-xaajoodka, howlaha Geedi socodka iyo laanta xeer dejinta oo kaalin ku leh howlaha socda.

Sidoo kale Afhayeenka Golaha Shacabka oo ah shaqsiga ku xiga Madaxweyne Farmaajo ayay ka dalbadeen madax goboleedyadaan la kulantay in uu kaalin ka qaato doorka uga aadan dhaq-dhaqaaqa Siyaasadeed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here