Madaxweynaha Galmudug oo safarkiisa maalmaha dhow u weecin doona wuqooyiga Galgaduud

0

Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo haatan socdaal ka bilaawday Degmooyinka laamigu maro ee Gobolka Galgaduud haatan Ku jooga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolkaasi Xarunta u ah ayaa socdaalkiisa usoo weecinaya Wuqooyiga Gobolka mudug .

Madaxweynaha oo tagaya Caabduwaaq iyo Balamballe ayaa soo maraya Deg-Dhabad waxaana Guddi loo saaray Qabanqaabada soo dhawaynta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ee Dag-Dhabad halkaa oo lafilayo in Madaxweynugu Ku hakado aadna u dhuuxo baahiyaha kajira iyo dareenka dadka reer dhabad ee waqtigiisii ololaha doorashada aadka u taageeray .

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga Cabdifitaax Cagayare iyo Gudoomiyaha Dag-Dhabad Aadan Cabdinuur Galaal ayaa maanta kormeeray goobaha loogu talagalay Soo dhawaynta Madaxwaynaha

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here