Advertisement
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hir-Shabeelle Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Hirshabeelle u Magacaabay Cabdiraxiin Ciise Cadoow oo ahaa Agaasimaha Shaqada & Shaqaalaha iyo tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Advertisement
Advertisement



