Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Gudlawe ayaa maanta kulan la qaatay Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiirkii hore ee amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale.

kulanka ayaa looga hadlayay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka iyadoo musharax Khayre yahay mid ka mid ah kuwa ugu cad cad doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Sikastaba ha ahaate kullankaan ayaa kusoo aaday xili aysan bilaabin doorashada Aqalka Hoose waxaan la filayaa in dhawaan ka bilaaban doonto guud ahaan dalka doorashada aqalka hooose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here