Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo barito safar ku tagayo magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubaland.

U jeedada safarka Laftagareen aya lagu micneeyay laba arimood inuu Kismaayo u socdalayo.

• Mida koowad wuxu doonayo in kuraasta taalo Kismaayo oo beeshisa leedahay loogu badalo kuraas taalo magaalada Baydhabo oo aay leeyihin beesha Axmed Madoobe.

• U jeedka labaad aya laso warinaya inuu Laftagareen wado dadaalo ku aadan sidi kuraasta gobolka Gedo banaanka looga heshiin laha oo Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Madoobe kaga heshiin lahaayen khilaafka daba dheeraday.

Lama ogo inuu mira dhali doono dadaalka uu wado Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here