Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Guulaawe Xuseen ayaa lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta iyo Xalinta khilaafaadka u Magacaabay Mudane Cabdi Xuseen Geedi.

 

Mudane Cabdi Xuseen Geedi waxa uu hore xilal kala duwan hore usoo uga soo qabtay Dowladii kacaanka, sidoo kale waxa usoo noqday Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaankii 1aad ee Hirshabeelle.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here