
Madaxweynaha ayaa garbihiisa taagnaa Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Cabdulqaadir Cali,Duqa Muqdisho Maxamed Axmed Amiir iyo Taliyaha Booliiska Somalia Asad C /laahi.
Dhagax dhiga Madaxweynaha ee dhismaha xarunta Wasaarada dhalinyarada ayaa ku soo aadeysa xili maanta loo dabaal degayay maalinta 15-ka May ee dhalinyardii xornimadoonka Somalia ee SYL kuwaasoo la aas aasay sanadkii 1943-kii.
‘
Wasiiro iyo qeybaha bulshada ayaa iyaguna maanta ka muuqday xuska loo sameeyay maalinta 15-ka May.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM



DAYNIILE.COM



