Madaxweynaha Puntland oo lagu wado in uu goor dhaw ka soo Dago Garowe

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland  ay saakay Xireen Wadooyinka magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in wadooyinka qaar ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland si wayn amaankeeda loo adkeeyay, waxaana lagu wada in goor dhaw uu ka soo dago halkaas Madaxweynaha Puntland.

Ciidamada ayaa sigaar ah waxaa ay u xireen wadooyinka soo gala Barxada weyn ee Magaalada Garoowe, waxaana sababaha wadooyinka loo xiray lagu sheegay soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland.

sidoo kale Mas’uuliyiin kala dwuan oo ka tirsan Puntland ayaa diyaarinaya soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland oo ay tahay markii ugu horreeysay oo wadooyin loo xiro tan & markii la doortay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here