Madaxweynaha Puntland oo Taageeray Mooqifkii Baarlamaanka Puntland uga hor Yimid Saamisiinta Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir

0

Madaxweynaha Puntland aya sheegay inuu u hoggaansamayo baaqii Baarlamaanka Puntland ee ahaa in aanu ka qeyb galin shirka Muqdisho ee dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, isagoo xusay inuu taladooda ku shaqeynayo.

“Waxaan ugu baaqaya Madaxwaynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya in uusan boor isku qarin oo isku dirin shacabka walaalaha ah iyo xildhibaanadii doortay oo uusan si xun wax u doonin”

Dani ayaa u muuqda masuul aan ogoleyn Maqaamka Muqdisho iyadoo la ogyahay in Noloshiisa inta badan ku soo Qaatay Gobolka Banaadir qaasan tahay Degmada Howl wadaag

Maamulka Puntland oo tan iyo Markii Saamiga Aqalka Sare loo ogolaaday Banaadir waxaa soo baxaayey xaasidnimada ay u qabaan Shacabkaas

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here