Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad ku saabsan Guusha Taariikhiga ah ee go’aanka Kiiska Baddeena, isaga oo soo bandhigay halgankii loo soo maray Kiiskan, caqabadihii kuu xeernaa iyo aragtida daris wanaagga ku dhisan ee Dowladda Soomaaliya.

 

Halkaas hoose ka daawo

https://www.facebook.com/116576108426876/posts/4470083403076103/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here