Madaxweyne  Axmed Madoobe oo Gurigiisa ku Booqday Madaxweyne Qoor Qoor..

0

 

Wararka ka imaanaya magaalada  MUqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Magaalada Muqdisho uu  kulan uu la qaatay Dhiggiisa Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor.

Axmed Madoobe ayaa tagay hoyga Qoor-Qoor, isu imaatin kadib waxa ay guda galeen ujeedka socdaalka Madoobe ee Hoggaamiyaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay si gaar ah u dul istaageen Wadatashiga u socda oo aan looga sheekeen halka xaalku marayo.

Sidoo kale Axmed Madoobe iyo Siciid Deni waxa ay Muqdisho ku sugan yihiin 16-cishe, halka Axmed Qoor-Qoor, Maxamed Cabdi Waare iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen todobaad joogaan ay Caasimadda.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here