Madaxweyne Farmaajo oo 27 Malyen kala baxay Bangiga Dhexe

0

Sida warka lagu helaayo waxaa Xalay Bangiga Dhexe Lacag badan kala Baxay Madaxwene Farmaajo iyadoona Lacagtaa lagu daabulay Gawaari qafilan

Lacagtaan ayaa dhan 27 Malyen oo loogu tala galay in lagu maareeyo Xildhibaanada si ay u ridaan Xukuumada Kheyre

Lacagtaan madaxweynaha la baxay ayaa ah mid sharci daro oo loo marin shaciga saxda ah iyadoona sida la sheegay lacagtaan u fududysay Gudoomiye ku Xigeenka Bangiga Dhexe

Lacagta uu baxiyey Madaxweynaha ayaa loo qeybiye Xildhibqanada Maanta Mooshanka ka wado Xukuumada Kheyre iyadoona kulanka Maanta Buuq uu ka taagan yahay in uu Furmo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here