Madaxweyne Farmaajo oo wali ku dhagan magacaabida Ra iisal wasaaraha

0

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Bil iyo 10 Casho magacaabin Xilka wasiirka Koowaad isagoona xiligaan hoos u dhigay awood qeybsiga Beelaha

Madaxwetnaha ayaa lagu dhaliilay in Awoodii qeybsiga ku dhisneyd laga Heyn xiligaan madaama uu hada isku yahay Madaxweyne iyo Ra iisal wasare taa oo ka baxsan Heshiiskii Shirkii Carte ee lagu heshiiyey 4 Qabiil iyo Bar

Farmaajo ayaa hada u muuqda shaqsi la cid uu xilkaasi ku aamino isagoona hada sida muuqata xataa kaligii magacaabi karin madaama hada howsha kula jiraan Xildhibaanadii Sharcidarada kula riday Ra iisal wasarahii Hore Xasan Cali Kheyre

Si kastaba ha ahatee Talada Dalka ayaa hada u muuqataa mid shaqsi gacanta ugu jirta oo aan la heyn nidaamkii Soomaalida ku soo heshiisay Sanadkii 2000

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here