Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ayaa xadhiga ka jaray warshad Oxygen oo laga hirgeliyey Magaalada Jigjiga.

Warshaddan oo ay ku baxday lacag ka badan 35 Milyan oo Birr, ayaa maalintii soo saari doonta 200 oo haamood oo Oxggen ( Sillender) ah.

Sidoom kale Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta warshaddani ay tahay mid kamid ah tallaabooyinka lagaga hortagayo xanuunka faafaya ee COVID-19.

Cabdiraxmaan Xanaan.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here