Madaxweyne Qoor Qoor oo magaalada Muqdisho Dib ugu soo laabtay

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Qoor Qoor ayaa dalka Soomaaliya Dib ugu soo laabtay muda hal Asbuuc ah uu dalka Turkiga ugu maqnaa

Ku soo noqoshada Deg deg ah ayaa ah sida uu u qabsoomi lahaa Shirka Dhuusamareeb kaasoo waqtigiisa ka har santahay maalmo yar

Qoor Qoor ayaa sida la sheegay Deg deg u aadi doono magaalada Dhuusamareeb si uu qaban qaabin lahaa shirkaasi oo ku ku godoonsan jilaafadaha Badan

Shirka Duusamareeb waxaa si weyn u diidan Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaanada Dowlada Federaalka kuwaas oo doonayo 2 sano in ay ku darsadaan muda Xileedka Dowlada

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here