Iyadoo malaayiin codad ah aan weli la tirin, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inay guushu isagu raacday.

“Waan ku guuleysannay doorashadan,” ayuu yiri, isagoo si adag u hadlaya. Isadoo aan caddeyn bixin ayuu sheegay in “ku shubasho” ay dhacday.

“Tani waxay ceeb ku tahay dalkeenna,” ayuu yiri, isagoo intaas ku daray inuu qorsheynayo inuu aado Maxkamadda Sare si uu uga dacwoodo natiijada doorashada.

Malaayiin codad ah ayaan weli la tirin, madaxweynuhuna uma bannaana haatan inuu sheegto inuu ku guuleystay doorashada.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here