Muqdisho, Febaraayo 13, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Talyaaniga Admiral Giuseppe Cavo Dragone.

Kulanka oo uu ka qayb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin ayaa looga hadlay iskaashiga amni ee labada dal, xoojinta wada shaqeynta, doorka dowladda Talyaaniga ee dib u dhiska iyo tayeynta Ciidamada qalabka Sida, taageerada iyo garab istaagga Dowladda Soomaaliya ee ku aaddan dagaalka ay kula jirto argagixisada.

Advertisement

DHAMAAD

Previous articleHowlgal Ciidan oo lagu fashiliyay miinooyin ka hor inteysan qarxin+SAWIRRO
Next articleFarmaajo oo sheegay in Madaxweyne Xasan diiday inuu laba asbuuc dib u dhigo wax ka badalka Dasturka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here