Waxaa uu sheegay in Fahad Yaasiin uu ka shaqeynayo dumin Siyaasadeed, taasina aan laga aqbali doonin.

“Fahad Yaasiin oo la sheego inuu yahay mikiilaha dowladda wuxuu markii hore dumiyay, Madaxtooyada, Ciidanka NISA, kadibna waxaa uu ku kor dumiyay Ciidanka Booliska, haatana waxaa uu qorsheynayaa dumin siyaasadeed, kamana aqbalayno” ayuu yiri Xassan Shiikh oo ka hadlayey barnaamij dood wadaag ah oo caawa ka baxay mid ka mid ah telefishinada Soomaalida.

Mar uu ka hadlayey shirka maanta u furmay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayuu sheegay in looga hadlayo xaaladda dalka iyo Arrimaha Doorashada.

“Waxyaabaha shirka musharaxiinta diirada lagu saarayo waxaa ka mid ah in dalka dalka la badbaadiyo oo aanan la dumin” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuuud.

Halkaan ka Daawo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here