Magaalada Dhuusamareeb waa markii Labaad oo Umada Soomaaliyeed Danbi looga Galay

0

Magaalada Dhuusamareeb waa magaalo deegaan ku lee yihiin 11 Beelo ku heshiiyey in ay maamul dhistaan kaa oo la mid ah maamulada kale

Dhuusamareeb ayaa muda yar Caan ku noqotay ka dib markii Soomaali badan isugu Timid si aayaha Soomaaliya looga hadlo waxaase nasiib daraa in ay ka dhaceen wax yaalo ku keenay sharaf dhac

1 waxaa Dhuusamareeb looga Taqlusay si Sharci daro ah Ra iisal wasaarahii Dalka Xasan Cali Kheyre oo 6 Bil u fadhiyey Dhuusamareeb in maamul adag loo dhiso taa uu ku guuleystay nasiib daro dhisidii uu dhisay kama faaidin ee Xilkiisii ayuu kuwaayey waxaase Cajiib ah in masuuliyiintii ui eexashada ugu sameeyey aysan ka hadlin xataa xil ka qaadistiisii walina Booskiisa kula Gor gortamaayey Madaxwetnaha Dalkain la siiyo

Tan kale ayaa ah in laga soo saaro Go aan Doorasho oo ay ka maqan yihiin Laba maamul Goboleyd awood leh kuwaas oo kala ah

Puntland iyo Jubbland taana waa kof kale ay galeen Reer Galmudug

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here