Caasimadda Muqdisho waxey soo martay marxalad kala duwan oo adag. Aniga waqtigaan Muqdisho waan joogay, waliba Yaaqshiid ayan dhexfadhiyay.

Waxaan ku noolaa degmada Yaaqshiid oo ah halkii ay ka dhaceen dagaaladii ugu kululaa ee magaalada. Waxaan arkay iyo waxaan goobjoog u ahaa waxaan ka qori karaa Dhoor Buug.

Saxibadeey anigoo la sheekeysanaya maalin oo dagaalo xoogan ay socdeen ayan ka tagay. Daqiiqad kadib Madfac ayaa kusoo dhacay. Waxan u imid iyagoo aan aqoonsan kari waayay, xitaa aan garan waayay wax aan sameeyo.

Alxamdulilah magalada maanta waa caasimad sida kuwa hormaray oo kale ah. Lakin dhibaatada lasoo maray dad ayan wali ogeyn.

Hal iyo labo qofood oo Muqdisho xiligaan aan joogin Hoos noogu wac.

Xiligii ugu darneeyd oo ugu dhibaato badnayd Xamar waan joognay. Hadana xiligii ugu shidnayd ma joogno | Nasiib Darro

Sawirada waxaa iga saaciday oo keydkooda ugu jiray Amiin Yusuf Khasaaro iyo SomaliTalk.

Idiris Alteesa

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here