Xaalada Soomaaliya Gaar ahaan magaalada Muqdiaho waxaa ka jira cudurka Halista ah ee Karoone 19ka kaa oo maal mahii u danbeeyey dad Badan ku dilay

Ma jirta waci galin weyn waxaa arkee Qof qabo cudurka oo leh Kaneeca ayaa i heyso qandhada waa sidaa taana waxay keentay wax yar ka dib in Neefta ku ceshoonto Qof uu islmarkii uu dhinto

Shalay iyo Maanta ilaa 20 Qof oo kala dagan xaafada kala gadisan ayaa u dhintay Neefta oo ku ceshentay iyadoona sidaana ku Ruux baxeen Qofka

Dowlada Federaalka ayaa ku mashquilsan Doorashada maba jira Dadaalkii sanadkii hore ka muuqday wasaarada Caafimaadka

Ma jirta kala fognaasho weyn Shacabka way isku dhex jiraan mana ah kuwa kala Durugsan

Hadaba maxaa la gud boon shacabka Soomaaliyeed in ay ka taxadiraan Noloshooda ayna sameyaan kala fognaasho weyn

Cudurka Karoonaha 19ka ayaa xiligaan ka halis badan sidii Sanadkii hore Aduunka dhan wuu ka gaashaantay marka laga reebo Soomaaliya

Isbitaalada Muqdiaho ayaa aad ula tacaalaayo Dadka Neefta ku ceshoontay waxaana muuqata in ay tani keeni karto dhimasho badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here