Magacaabida Golaha Wasiirada oo Qilaaf xoogan uu ka jiro

0

Sida aan warka ku heleyno Ra iisal wasaaraha cusub mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa in uu soo magacaabo golo wasiir oo tayo leh si wanaagsana ula shaqeyn karo

Qilaafka ugu weyn ayaa waxaa ka jira in uusan Rooble awood u laheen iƱ uu soo magacaabo Golo Wasiir Tayo leh isagana la shaqeyn karo

Culeeska ugu weyn ayaa waxaa ku haayo Hogaanka sare Dalka oo keensaday Liis Wasiiro oo u badan kuwii ka tirsanaa Xukumadii Dhacday taana waxaa ka biya diidan Ra iisal wasaare Rooble oo u arko kuwa aan xiligaan ku habooneen in loo magacaabo Wasiito

Ila lagu kalsoonaan karto oo u waran tahay Dayniile.com ayaa ii sheegay dhowr mar oo lagu dhawaaqi rabay Golaha Wasiirada u baaqatay Qilaaf u dhaxeeya Rooble iyo Hogaanka sare ee Dowlada

Rooble oo ka careysanaa qasabkii lagu qasbay Xil wareejintii aan sharciga waafaqsaneen ayaa hadana u arko hadii loo yeeriyo Golahiisa Wasiirada in loo arkqy shaqsi maqaar saar ah oo aan awood u laheen shaqadiisa

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here