Maxkamada Ciidamada oo Dil Toogashaa ku xuntay Askari Xanad sigaar u dilay muwadin

0

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Qof Rayid ah Sida uu ku dhawaaqay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here