Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xukun ku Riday Wariye

0

Maxkamada Gobolka Banaadir oo qaab Doorasha ku Imaan ayaa mar walba Xukun ku rida cid walboo Madaxtooyada Amarto

Ma jirta Qaanuun dhigaayo in Qof wariyaa war uu qoray ku muteysanaayo Xabsi Taana waxay u agtay in Cadaalada Soomaliya wali Gacanta ugu Jirta Madaxtooyada madaama ay magacaawdeen

Wariye Cabdiacasis Gurbiye ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir ku xukuntay 6 Bilood oo Xarig ah.

Maxkamadda ayaa sheegtay in loo Cuskaday Qodobka 368 Oo ah faafinta War been abuur ah

Xarigaan ayaa u muuqda mid lagu cabsi galinaayo Bahada Saxaafada madaama Dalka hada ku jira qalalaaso Siyaasadeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here