Maxkamada Gobolka Banaadir Xukun Adag ku Riday masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka

0

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Xukuntay eedeysanayaashii ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka ee loo haystay dhunsiga hantida Dadweyne.

1 Agaasimaha Mdaxa Maaliyada ayaa lagu Xukumay 18 sano oo xabsi ah
2 Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa lagu Xukumay 9 sano oo xukun ah.
3 Madaxa Mashruuca Malaariyada ayaa asagana lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah.
4 Agaasimaha qeybta Xisaabaadka ayaa asagana lagu xukumay 12 sano.

5 eedeysane oo kalana Maxkamadu waxa ay u celisay xoriyadooda.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here