Qoraal ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray mudo bil gudaheed ah inay sharciga ku hor yimaadaan 14 ruux oo loo heysto dacwo madani ah.

Dacwadaan oo salka ku heysa arimo dhaxal ayaa waxaaa maacyada dadka loo yeeray waxaa lagu xusay warqada baafinta ama u yeerista oo maxkamadu amartay in warbaahinta Dowladu baahiso.

Advertisement

Hadaba warqada ka soo baxday Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa sidan u qoran:-

May be an image of ticket stub and text

 

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here