Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo dhinaca Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu Xukumay Rag ka tirsan alshabaab oo halkaas ka geestay Dilal qorshaysan.

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa dil togasha ah ku xukuntay sideed dhalinyaro ah oo sida la sheegay lagu helay kamid ahaanshaha kooxda Al-shabaab isla markaana magalada galkacyo ka fuliyay dilal.

Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Mudug dhanka Puntland ayaa saxaafada u sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay Xukunkaan.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here