MEHERKEEDA AYAA MAANTA DHICI LAHAA. LAkin saakay ayey geeriyootay

Faadumo Allah ha u naxariisto saakay waxaa loo balansanaa inuu dhaco meherkeeda lakin tii alle ayaa u timid.

Farxadii murug ayey isku badashay
Meherkii geeri ayuu isku badalay
Dhoolacadeentii ilin ayey isku badashay
Reerkeeda samir iyo iimaan allah kasiiyo

Faadumo saakay waxey isku diyaarineeysay Xaflada meherkeeda oo muddo ay sugeeysay. Saacad kahor meherkeeda ayey Geeriyootay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here