Gudoomiyaha Midawga Afrika ayaa war kasoo saaray talaabadi ee Ra’isal wasaare Rooble ku eryey Amb Madeira.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inu Ka walaacsanyahay warqadaas uu Ra’isal wasaaraha so saaray isagoo dhinaca kale iney qiimeynayaan tixgalinayaa warqadi uu madaxweynaha so saaray ee dib u xaqiijineysay balanqaadki la shaqeyntiisa Miidawga Afrika

“Gudoomiyaha waxu dib u xaqiijinayaa kalsoonida Iyo aaminada buuxa uu ku qabo Amb. Madeira si loogu so celiyo Soomaaliya xasilooni Iyo Amni waarna” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Midowga Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here