Mooshin ka dhanah Gudioomitaha Aqalka Sare oo Hoteelada Muqdisho

0

#XOG: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa Hoteello ku yaalla Muqdisho ka wadda Qorista Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa saacadihii u dambeeyay ku hawllanaa abaabul xooggan oo ku wajahan sidii xilka looga xayuubin lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi kadib Khilaaf ba’an oo soo kala dhexgalay Guddoomiyaha iyo Hoggaanka madaxtooyada Somalia.

Khilaafka Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxda Dowladda Federaalka ayaa xoogaystay maalmihii u dambeeyay kadib tallaabooyin uu qaaday Guddoomiye Xaash oo aysan jeclaysan madaxtooyada Somalia kuwaas oo ay kamid yihiin Guddi uu magacaabay si isugu keenaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here