Murusadaha Degan Magaalada Hobyo oo soo dhaweyn u sameeyey Xildhibaanada 3iyi 9 ee abooqashada ku jooga halkaasi

0

Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Waynta Murusade Ee Dagan Magaalada Hobyo Ee Gabolka Mudug Ayaa Waxa ay Munaasab Soo Dhawayn ah Usameeyeen Xildhibaaanada Faderalka ah Ee Beesha Murusade Oo Gaarey Magalaada Hobyo Si Ay Ugu Qayb Qaatan Dhismaha Dekadda Hobyo .

Kulankaan soo Dhawaynta ah ayaa Xildhibaanada 3&9 Waxaa looga mahadceliyo Howlaha Hormineed oo ay Ka wadaan Hobyo Odoyaashii madasha ka hadlay ayaana Sheegey in ay Aad u taagersan yihiin

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here