Olaleentiisana waxaa asal unoqonaya howshii wanagsaneed ow qabtay mudadii xilka uu hayay waana sida caadiga ah in qofka guulihiisa soo bandhigto masraxana la imaado.

Musharixiinta ugu cadcad ee xilka madaxweynimo rabo waa rag xilal kasoo wada qabtay dowlad gobaleed ama mid federalka ah waxaana hubaal ah in dhamaantood qaladaad kawadadhaceen mudadii ay xilka hayeen.

Olalaha xooga badan ow media ka wado Mudane Kheire markii la arkay in la xumeeyo olaleentiisa sidoo kalena laga dhigo nin Nabad iyo Nolal ah ee la iska indhatiro labadii sano ee ugu dambeesay halkankii ow usoo galay in wadanka doorasho laysla ogalyahay kadhacdo waxaan isleeyay waa xaqiraad iyo cabsi laga qabo guuxiisa.

Marna aan xoogada kula isticmaalo marna aan ku xaqiro meel islama gasho ee igaarka cabsida laga qabo hadii layska dhaafo wax halala qeybsado.

Wabilaahi towfiiq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here