Ogeysiis muhiim ah oo ku socda Jaaliyada soomaalida ee Stockholm

 

Inaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun
Ascwww, dhamaan Jaaliyada soomaalida ee Stockholm waxaa la ogeysiinaa in duugtii(aaskii) Xasan Cabdulqaadir Maxamed Calasow uu ka dhici doono xaafada Märsta ee ku taal Stockholm. beri oo jimco ah taariikhda hijriyada ay tahay 22 dulxaj(Arafo) sanadka 1440 H oo waafaqsan taariikhda milaadiyada 23 agoosto 2019 saacada aaska uu dhacaayo waa kl .11.00.
Goobta aaska waa :
Husby-Ärlinghundra kyrkogård,
Adress: Husby kyrkby 131
195 91 Märsta

Basaska waxaa ay ka kala bixi doonaan tensta alé saacada kl 09:50, Rinkeby( Mjölbyplan) saacada kl 10.00.

Sidaas iyo kasoo qeybgal wacan.

Cabdallah Aadan Xasan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064