Prof. Yaxye  Caamir “Tanaasul waa wax aad awood u leedahay oo iska dhaaftay la dhahaa, Farmaajo Runta ayaa ka hor timid..

0

 

Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqoonyahada soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Siyaasadeed.

Yaxye Caamir ayaa sheegay in aysan jirin wax tanaasul ah oo uu sameeyay Madaxweyne farmaajo, balse ay tahay mid waaqici ah waxa uu ku tanaasulay.

“Tanaasul waa wax aad awood u leedahay oo iska dhaaftay, laakiin haddii maamul goboleedyada oo dhan ay dhinac ka mareen, taasi maaha tanaasul ee waaqica ayaa ka hor yimid, farmaajo”ayuu yiri Yaxye Caamir.

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in ay jirtay  faragelin ka timid Beesha Caalamka ay sababtay inuu dhaco shirka Muqdisho, madaxdii shirtay isu keentay, kana dalbadeen inay go’aan gaaraan, isagoo tilmaamay in aanay wax farqi ah u dhaxeynin in lagu dhex fadhiyo iyo in wax laguu yeeriyo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here