Professor George, ayaa Dowladda Kenya iyo shacabkeeda runta u sheegay uguna digay inysan Kenya abuurin xiisad Dagaal.

Waxaa kale uu sheegay sababta Dowladda Kenya ugu guul-dareeystay kiisa murankii u dhaxeeyay Somalia vs Kenya.

Professor-ka waxuu sheegay in Dowladda Kenya marnaba aysan isticmaalin (language diplomatic) balse ay Kenya isticmaali jirtay luqad jar iska tuurika ah iyo mooryaanimo aan waxba soo kordhineyn.

Professor-ka waxuu leeyahay haddii kiisa Somali ku guuleeyso wali waxaa furan wadiiqooyin badan oo ay wax dheef ku heli karto Dowladda Kenya, waa haddii Dowladda Kenya muujiso dabacsanaan iyo galaan-gal siyaasadeeysan adeegsato language diplomatic.

Kenya next steps-keeda waxaa weeye in maamulka #Somaliland u aqoosanto Dowladda ka madax banaan Dowladda Federal-ka Somali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here