
ยพMaamulada Jubaland iyo puntland ayaa caawa soo saaray gudiyadooda doorashada kadib mar kii ay aqbaleen talo soo jeedintii Beesha caalamka oo ahayd in xal laga gaaro muranka hareeyay doorashada dalka.
Waxay sidoo kale ugu baaqeen dawlada federaalka iyo dhamaan dhinacyada siyaasada inay shir isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho.
Shir ku baaqida Puntland iyo jubaland ee ah in shirku ka dhaco muqdisho iyadoo ay aamusan yihiin Madaxweynaha iyo R-wasaarihiisa ayaa noqonaysa darsi siyaasadeed cusub oo loo dhigay VillaSomalia.
HALKAN KA AQRISO
MAGACYADA GUDIYADA DOORASHADA EE PUNTLAND &”JUBALAND.
1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame
GUDIGA DOORASHOOYINKA EE JUBALAND.
1. ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ฅ
2. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ
3. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ
4. ๐๐๐ฆ๐ฌ๐๐ฆ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ค๐๐ซ
5. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐๐
6. ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ
7. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐
8. ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ค๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐๐๐๐๐ข