Wararka ka imaanaya garoonka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga soo dajiyay halkaas, qaar ka mid ah dhaawacyadii daraad ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Bohol ee Duleedka dhuusamareeb.

Dhaawacyadaan oo qaarkood halis ahaa ayaa wax looga qaban waayay magaalada Dhuusamareeb, waxaana la geeyay ispitaalka Erdogan ee Digfeer.

Sidoo kale dhaawacyadaan Markii laga soo dajiyay garoonka muqdisho ayaa waxa qaarkood  lagu qaaday baabuurta Gurmedka deg dega ah, maadaama qaarkood ay yihiin dhaawacyo Halis ah

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here