Madaxweynaha Hirshabee,  Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Madaxweyne ku Xigeenka  Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku soo gaaray Caasimada Dalka Ee muqdisho.

Madaxdaan  waxaa caasimada ku soo dhaweeyay  Xildhibaano Ka tirsan labada gole ee Dowlada DFS Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan labada Gole ee Galmudug iyo Hirshabee iyo Masuuliyin kale.

Waxaa  ay sheegeen in Safarkooda uu yahay mid shaqo isla markaana u qayb ka qadan doono Dorashada Madaxweynaha JFS ee dhacaysa 15 may.

Waxaa sidoo kale horay u joogay magaalada Muqdisho Madaxda Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here