Xukuumadda Burkina Faso ayaa sheegtay in haweyney Xaamilo ah oo ay la socdeen Seygeedi iyo Haween kale uu qabsaday miino dhulka lagu aasay waqooyiga wadankaasi.

Dadkaan ayaa saarnaa gaari nooca gurmadka deg dega ee ambalace ta waxaana ay marayeen Soodinta Mali ay la wadaagto Burkina Faso.

Ilaa iyo hadda majirto cid si rasmi ah u sheegatay Mas’uuliyada weerarkaasi inkastoo degaanka qaraxa ka dhacay ay ka dhaq dhaqaaqan kooxo argagexiso ah oo dowladda dagaal kula jira.

.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here